Al taqwaa
Home duruus muxaadaro quran culimo Contact Us
Juz-Camma
Dhageyso Al-Murattal
Higaada af-soomaliga
Idaacada Quraanka
Webab Quraanka ah

Baadho Muxadaro adigoo ku qoraya sh. magaciisa soomaali tusaale ahaan maxamed


E-mail kaaga geli halkan si aad uula socoto wixii kusoo kordha webkan inshaallaah



Maxaad ka xiiseysaa webkaan Altaqwaa?
Duruus
Muxaadaro
Quran/Tafsiir
Qoraalo Diini ah
Qaybta Caruurta

Alhidaaya
Aflax
Khalid Masjid
Alxuseyni
Somalisunah
Boqolsoon
Sh Bin Baaz
Sh Bin Oseymin
Sh. Albani
Islamtodey
Saaid net
Islamweb

Shabakada Altaqwaa oo dib loo soo furey

Waxaanu Allaah uugu mahad naqaynaa inuu noo fududeeyey soo celinta webkan oo khatar qarka u saarmey iyo hawada laga saaro, kadib markii arrimo aan caqli gelin lagu xidhey webkan.

Walaalada webka la socda waxaanu uugu Bushaareynaa in webka mar kale la soconkaraan, khaladkaasi farsamo ee shirkada aanu Magaca ka kireysaney nagu sameyseyna aanu ka digtoonaan doono- inshallaah. Idinkana aad ayaad uugu mahadsan tihiin xiriirkii iyo weydiimihii badnaa ee aad noo soo dirteen, taas oo ku tusaysa habka loola socdo webkan Islaamiga ah iyo ardeyda sida khaaska ah u daneynaba.

Waxaanu mar kale ka cudur daaraneynaa kala go'aasi ku yimid casharada iyo duruustii idiinka socotey webka, sidoo kale waxaanu ka cudurdaaraneynaa Emailada aanaan kasoo jawaabin. Dhammaantiina waad ku mahadsan tihiin dhiirigelintiina iyo habka waca ee aad uula socotaan.

Jazaakumullaahu khayran, Wassalaamu caleykum.

 

Faslul Qawl fii Musaacidii Al-Xabashah

Waxaanu halkan idiinku soo gudbineynaa Risaaladii iyo Cajaladii uu duubey Sheekh Dr. Ahmed Daahir Aweys, oo la magac baxdey (Faslul Qawl fii Musaacidii Al-Xabashah) " Hadalkii oo la kala saaro, Dadka caawiyey Xabashada". oo uu kaga hadlayo sheekhu dadka soo adeegsadey cadawga oo kusoo hogaamiyey Wadanka Soomaaliya, kuwaas oo gargaar iyo weli ka dhigtey, maxay Culumadu ka yiraahdeen, kaas oo laba kooxood adiladooda soo ban-dhigey, kadibna uu sheekhu midkood raajaxaay kadib markuu raddiyey dadka keenaya shubahada ama raddiyey.

Shabakadda Altaqwaa.com

Faslul Qawl fii musaacadii Al-Axbaash halkan kala soco
Risaalada oo qoran ahna halkan ka fiiri
halkan kala soco

 



Untitled Document
Ducooyinka Quraanka
Anaashiid Islamiya
Adkaar subax-galab
Baro Ducooyinkan

Gabayo
Anaashiid
Manduumaat
Mu'tamarka
Qoraalo Diiniya


Sh Max´d  Cumar Dirir
Sh. Cumar Faaruuq
Sh. Yuusuf Aadan
Sh Cusman Cali Xusen


Hadafkeena
Manhajkeena
Yoolkeena

Siirada Rasuulka(scw) Mustafe X. Ismaaciil dhageyso

Arbaciin An-Nawawi, Sh.Cumar Faaruuq dhageys

Caalamka Jinka, Sh.Maxammed Ismaaciil dhageyso

Taariikhda Khulafada Sh.Aadan Xaaji dhageyso

Kitaabka Bukhaariga, Sh.Sharriif C/Nuurr dhageyso


Home | Duruus | Muxaadaro | Quran | Culimo | Qoraalo | Tafsiir | Xidhiidh | Manduumah

© Copyright Altaqwaa 2004.